Home > Terms > Somali (SO) > shirka caalaminga ee xaquuqaha canuga

shirka caalaminga ee xaquuqaha canuga

Shirka xaquuqaha ee canuga (1989) waa sharicga ccaalamiga kii ugu horayay oo si buuxada uu qaalabaynaya si la shaqayn ah ee xaquuqaha bani'adamka shabaka , dhaqanka,dhaqalaha, siyaasada iyo xuquuqaha bulshada. waxa loo dhisay qaab sharci iyo dhaqan caadeedk,shirka waxa isku raacay aduunka oo dhan si heer wada xajoodka iyo waajibaadak. waxa loo aasaasay xishamada sharafata iyo qiimaha shakhsi kasata iyadoo ayaan loo tix raacaynin jinsikisa,midabkiisa laab iyo dhadig,luuqada,diinta fikradaha,asalka hantida dhalashdiisa ama kartidiisa.

0
Collect to Blossary

Other Languages:

Member comments

You have to log in to post to discussions.

Terms in the News

Featured Terms

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Blossaries

  • 0

    Followers

Sweden iyo wikileaks

Aasaasaha wikileaks Julian Assange ayaa lagu xakumay in ku samayay ku tacadi laba dumar markii uu tagay xagagii 2010kii Sweden intaas kadib dowladda ...

Contributor

Featured blossaries

Oil Painting

Category: Arts   1 22 Terms

Super-Villains

Category: Entertainment   2 9 Terms